Dhalinyarada Jowhar oo Billaabay Wacyigalainta Khatarta Waxyaabaha Maanka Dooriya.

0
165

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Dhalinyaradaan oo ay Tababarto Hey’adda Tubta Nabadda Soomaaliyeed ayaa Billaabay Wacyigalinta Khatarta Isticmaalka Maandooriyaha Taas oo ay  Dhalinyarada ugu Digayaan Halista Caafimaad ee Ka Dhalankarta Maandooriyaha Nuucyadiisa kala Duwan.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa : – Maryama Shiikh Cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here