Dowladda Soomaaliya oo Faah Faahisay Tallaalka la Keenay Muqdisho.

0
203

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Shixnadii u horeysay ee tallaalka COVID-19 ee barnaamijka Covax ayaa saaka soo gaaray magaalada Muqdisho. Illaa 300,000 ayaa la sheegay inuu gaarayo tallaalkan oo loo qeybin doono gobolada dalka.

Sida ay sheegtay dowladda Imaanshaha iyo Hirgelinta Tallaalka Covid-19 Tallaaka COVID ee Oxford/Astraženeca oo ah tiradiisa 300,000 waxa uu gaari doonaa shaqaalaha safka hore ah iyo dadka kuwa ugu nugul Mogadishu.

 

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cusmaan Cabdalle Cusmaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here