Maamulka Tuulada Tuugaarey oo Taageero ka Dalbaday Hirshabeelle.

0
166

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Bulshada ku nool Tuulada Tuugaarey Ayaa Ku Howlan dadaalo wax looga qabanaayo Buqda Tuugaarey oo Wali ay Muuqato Saameytii ay ku Yeelatay dadka iyo wax soosaarkooda Sida uu Sharaxayo Gudoomiyaha Tuulada Shuceyb Siidoow Shiikh.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdi wali Axmed Hilowle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here