Dowladda Soomaaliya oo faah faahisay kiisaskii ugu dambeeyay ee Covid-19.

0
205

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Wasaaradda Caafimaadka dowladda Soomaaliya ayaa faahfaahin ka bixisay kiisaskii ugu dambeeyay ee Cudurka Karoonaha.

o Laga Helay: 244

o Puntland:    152 (Natiijada baaritaanda la sameeyay hal usbuuc)

o Somaliland:        45

o Banadir:               29

o Jubaland:              7

o Hirshabelle:           6

o Galmudug:             3

o Koonfur galbeed:  2

o Lab:      153

o Dhedig: 91

o Dhimasho: 18(Banadir:8,Puntland:4, Somaliland: 4,Galmudug:1, Koonfurgalbeed:1)

o Bogsashada: 61

Tirada Guud ee Laga Helay: 9,190

Bogsashada Guud: 4,230

Dhimashada Guud: 367

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here