Ololaha Wacyigalinta Khatarta Covid-19 oo laga Billabay Xeryaha Barakac ee Magaalada Baladweyne.

0
215

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Ururka wacyigalinta iyo horumarinta bulshada gobolka Hiiraan ayaa kaamamka barakacyaasha Magaalada Baladweyne ka billaabay olole isugu jira baaris iyo wacyigalin ku saabsan qatarta Cudurka Covid-19 Sida ay Radio Isnaay u Sheegtay Khadiijo Maxamed Xuseen oo ah Gudoomiyaha Kaamka Ex Airport.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdi casiis Xasan Cabdulle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here