Wasaaradda Beeraha Hirshabeelle oo Ku Baaqday in laga Qeybqaato Ka Hortagga Fatahaada Wabiga.

0
166

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Xilliyadan oo kale Marka uu Guro Wabiga Shabeelle Waxa ay Dowladdii Kacaanka Sameyn Jirtay Caro Bixin Si Looga Hortago Fatahaadaha Wabiga Shabeelle Balse Muddo ka Badan 30 Sano oo uu Dalka Burbursanaa Ma Helin Dayactirkaasi.

Wasiir ku Xigeenka Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka Hirshabeelle Maxamed Bashiir Qaasim Daqarre ayaa Kormeer ku Tagay Meelaha uu ka Burbursan yahay Wabiga Shabeelle isaga oo Sheegay in uu Wabiga u Baahan yahay Dayactir.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa : – Xaliima Cali Ibraahim.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here