Dhalinyarada ku Shaqeysata Xirfadaha Gacanta oo ku Soo Badanaya Magaalada Jowhar.

0
228

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Dhalinyarada leh xirfadaha kala duwan ee jowhar ku nool ayaa kala ah qaar ka soo baxay jaamacadaha dalka iyo kuwa wali aan heer wanaagsan ka gaarin waxbarshada hadana waxa ay u Muuqdaan in ay kawada simanyihiin qaabka ay uraadinayaan qutul yoonka guriga Sida uu Radio Isnaay u Sheegay Muuse Daahir Xasan oo ka mid ah Dhalinyarada Xirfaddaha gacanta ku Shaqeysta.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan Cabdulle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here