Ururka Dhalinyara Shabeellaha Dhexe oo Wada Wacyigalinta Khatarta Covid-19.

0
184

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Ururka Dhalinyarada Gobolka Shabeellaha dhexe ay Wadda kulumo wacyigalin kadib markii uu soo laba kacleeyay  xanuunka safmarka  ee Covid-19 iyagoo Taga Goobaha Bulshada ay Joogaan iyo Guryaha Si loo yareeyo Khatarta Xanuunkan Safmarka ah sida uu Radio Isnaay Uga Waramay Maxamed Xaaji Afey oo ah Gudoomiye ku Xigeenka Ururka Dhalinyarada Gobolka Shabeellaha Dhexe.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdiwali Axmed Hilowle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here