Madaxwynahii Hore ee Dalka Cali Mahdi oo Aas Qaran Loogu Sameeyay Muqdisho.

0
198

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Madaxweynaha jamhuuriyadda Soomaaliya mudane Maxamed Cabdulaahi Farmaajo, ra’isul wasaaraha Soomaaliya, guddoomiyeyaasha labada aqal ee baarlamaanka iyo mas’uuliyiin kale ayaa salaadda janaazada kula dukaday meydka gudaha garoonka diyaaradaha ee Aadan Cade.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdi wali Axmed Hilowle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here