Jaamacadaha Magaalada Jowhar oo Fursado Waxbarasho Siiya Ardayda Jowhar.

0
238

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Inta badan Ardayda ka aflaxda  dugsiyada waxbarasho ee Magaalada Jowhar ayaa Muqdisho u Raadsan jiray Heerka labaad Waxbarashada jaamacadeed si ay Halkaasi uga Sii Wadaan Dadaaladooda Walow ay Jireen Arday ka soo Jeeda Reeraha Danyarta ah oo aan Awoodin Kharashkaasi.

Balse Hadda Waxa ay ka Maarmen Arintaasi Waxaana ay Si Dhib yar Waxbarashadooda uga Heleen Gudaha Magaalada Jowhar Waayo Waxaa Magaaladani ka Howlgala in ka Badan Saddex Jaamacood.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdiwali Axmed Hilowle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here