Billaha Marso iyo Abriil oo Shaqo Abuur u Noqday Danyarta Magaalada Jowhar.

0
244

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Iyadoo lagu guda jiro bisha Saddexaad ee Maarso oo heer kulkeeda uu aadka u sareeyo ayaa Waxa ay Shaqo abuur Wanaagsan u Noqday Qaar kamid ah Dhalinyarada Magaalada Jowhar.

Dad badan oo Danyar ah ayaa Waxa ay Billaabeen in ay Nolol Maalmeedka Qoyskooda ka Dabaraan iibinta Cabitaanada Qabow eel aga Sameeyo Qudaarta Dalka.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa : – Xaliima Cali Ibraahim.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here