Maxaa kala socota Wararkii ugu dambeeyey ee Covid-19 ee gudaha Dalkeena.

0
166

JOWHAR (Radioisnaay)Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa warbixinta maalinlaha ah ee xogta Feyruska Karoona ku sheegtay in la diiwaan geliyay 139 xaalado cusub oo COVID-19 ah 24-kii saac ee la soo dhaafay, 12 qof ayaana u geeriyootay, waxaana ka bogsatay 29 ruux.

Warbixintan Waxaa soo jeedineysa:- Xaliimo Cali Ibraahim.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here