Jowhar(Radio-Isnaay)- Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Haweenka iyo Xuquuqul Insaanka Hirshabeelle ayaa ugu baaqday Maamulka iyo Bulshada in lasameeyo guddi u qareemo Haweenka gobolka Shabeellaha Dhexe si ay uyaraadaan tacadiyada loo geeysto haweenka deegaanada hirshabeelle ku nool.
Warbixintan Waxaa Soo jeedineysa;. Maryama Shiekh Cabdi.