Qiimaha Xoolaha ee Seylada Magaalada Jowhar oo Sare u kacay

0
296

Jowhar(Radio-Isnaay)- Sare u kacan ayaa laga dareemaya Xoolaha la keeno Seylada Magaalada Jowhar oo isugu jiro Geela, Lo’ada iyo Ariga intaba iyadoo lagu jiro jiilaal oo aysan lahayn Xoolaha meel ay daaqaan.

Maxamuud Faarax Xasan wuxuu ka mid yahay  ganacsatada Xoolaha Magaalada Jowhar wuxuu sharxayaa waxa sababay xiligan sare u kaca ku yimid Qiimaha Xoolaha ee Seylada Jowhar.

Warbixintan waxaa soo Jeedineysa:- Maryama Shiekh Cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here