Warbixin Gaar ah oo ku Saabsan Xuska Maalinta Caalamiga ah ee Haweenka Adduunka.

0
212

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Maalinta Caalamiga ah ee Haweenka waxaa looga dabaaldegaa adduunka 8 Maarso sannad kasta. Meelo kala duwan oo adduunka ah diiradda dabaaldegyadu waxay ay kala yihiin dabaaldegga guud ee ixtiraamka, qadarinta iyo jacaylka haweenka illaa dabaaldegyada loogu talagalay haweenka guulaha dhaqaale, siyaasadeed, iyo bulsho u hirgaliyay.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa : – Xaliima Cali Ibraahim.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here