Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Haweenkan ayaa sheegay in ay u baahan yihiin in shaqo abuur loo sameeyo madaama ay 30kii sano ee dowlad la’aanta ay ku jireen samatabixinta qoysaskooda Sida ay Radio Isnaay u Sheegtay Sangaabo Nuur Axmed oo kamid ah Ururka Haweenka Gobolka Shabeellaha Dhexe.
Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa : – Maryama Shiikh Cabdi.