Wasaaradda Beeraha Hirshabeelle oo Faahfaahisay kulan ay la Qaadatay Beeraleyda Baladweyne.

0
176

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Ku simaha Wasiirka Wasaaradda Beeraha Iyo Waraabka Maamulka Hirshabeelle Mudane Maxamed Bashiir qaasim daqarre oo maalmahan ku sugnaa Magaalada Baladweyne ee gobolka Hiiraan ayaa sheegay in iskashatooyinka beeraleyda ee gobolkaasi uu la qaatay kulamo looga hadlaayey sidii wax looga qaban laha fatahaadaha Ku soo laablaabtay  gobolkaasi.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdi casiis Xasan Cabdulle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here