Iskuulada Gaarka Loo Leeyahay oo Fursad Waxbarasho u Noqday Dhalinyarada Jowhar.

0
164

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Ku dhawaad 30 Arday oo Bartay Luuqadda Ingariiska ayaa Xaflad Qalin Jabin ah loogu Sameeyay Gudaha Iskuulka Al Ansaar ee Magaalada Jowhar.

Munaasabadda ayaa Waxaa Ka Qeyb galay Waalidiin Macallimiin Arday iyo Marti Sharaf kale oo ku Sugnaa Goobta ay Xafladda Ka Dhaceysay iyaga oo Ardayda iyo Macallimiintoodaba Dar daar u Jeediyay.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : –  Cabdi wali Axmed Hilowle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here