Dhaqaatiirta  Magaalada  Jowhar oo  ka  Digay Halista Faafitaanka Cudurka  Covid-19.

0
218

Jowhar –( Radio Isnaay ) – Tan iyo markii uu soo labakacleeyay xanuunka  covid-19 gudaha  dalka  soomaaliya ayaa waxaa ku nafwaayay  dadyow badan halka qaarkalana ay la ildaranyihiin xannuunkasi.

Saraakiisha Caafimadka ayaa  amarro ka soo saaray in shacabka ay xirtaan Afxirka (Mask)  afka iyo Sanka si looXakameeyo faafidda xanuunka Covid-19 Sidauu Radio Isnaay ugu Waramay  Dr Maxamed Muuse oo kamid ah Dhaqaatiirta Magaalada Jowhar.

Warbixintan Waxaa Inoo  Soo  Jeedineysa: –  Xaliima  Cali  Ibraahim.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here