Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Dadka aqoonta Durugsan u leh cilmiga beeraha ee Magaaladan Jowhar ayaa sheegay in nolasha ay muhiim utahay in la ilaaliyo deegaanka maadaama noolaha ay ku dulnoolyihiin waxeyna inta badan tilmameen in sumaha iyo nadaafad la’aanta ay sababi Karaan cuduro horleh sida uu sheegayo Cumar Saalax Cabdi oo ah bare jaamacadeed oo ku takhasuusay cilmiga beeraha iyo deegaanka.
Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya: – Cabdicasiis Xasan Cabdulle.