Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Iyadoo gudaha dalkeena soomaliya uu ku sii faafaayo Mowjadda labaad ee xanuunka Safmarka covid-19 ayaa waxa ay bulshada wadaan dadaallo ku aadan sidii ay isaga difaacilahaayeen Saameynta xanuunkani safmarka ah .
Sakariye Xasan oo ka mid ah dhaqaatiirka ka howlgala degmada warshiiq ee gobolkani shabeellada dhexe ayaa Sheegay in Degmadaasi aysan Lahayn Agab Caafimaad oo Lagu Baaro Xanuunka Covid-19.
Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdi wali Axmed Hilowle.