Hirshabeelle oo Faah Faahisay Kiisaskii ugu Dambeeyay ee Cudurka Covid-19.

0
212

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Wasaaradda Caafimaadka Hirshabelle ayaa  shaacisay tirada Cudurka laga helay  iyo dadka u geeriyooday iyada oo ay ubadan yihiin cudurka haweenka sida uu Radio Isnaay u sheegay wasiirka Caafimaadka Iyo Daryeelka Bulshada Hirshabeelle Cabdi Macallin Maxamed.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa : – Maryama Shiikh Cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here