Dr Shiine oo Indha Fiiqis Lacag La’aan ah ka Sameeyay Isbitaalka Degmada Balcad.

0
247

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – In ka badan 150 bukaano ah ayaa ka faa’ideystay  indho fiiqis lacag la’aan ah oo lagu qabtay isbitaalka guud ee degmada balcad ee gobolkani shabeellaha dhexe  waxaana qaliinka fulinaayey Digtoor  Shiine oo aqoon durugsan u leh qaliinka indhaha.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan Cabdulle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here