Ururka Dhalinyarada Gobolka Shabeellaha Dhexe oo Billaabay Wacyigalinta Covid-19

0
217

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Dhalinyradan oo ah kuwo iskood ugu istaagay wacyigalinta Covid-19 xilli ay sii kordhayaan kiisaska laga helayo Deegaanada ayey ka billaabeen goobaha barakaca iyo qaar ka mid ah iskuulada magaalada jowhar ku yaal inaay geeyaan agabka afka lagu xirto iyo Daawada ka hortagga jeermiska.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa : – Maryama Shiikh Cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here