Maamulka Tuulada Tuugaarey oo Taageero Ka Dalbaday Madaxda Hirshabeelle.

0
224

Jowhar – ( Radio Isnaay ) –  Ka dib Saameyntii Fatahaadaha Wabiga Shabeelle uu ka Sameeyay Deegaanada Gobolkani Shabeellaha Dhexe Waxaa ay Hadda Dadka ku Nool Tuulada Tuugaarey Wadaan Dadaallo ay Wax Kaga Qabanayaan Meelahii uu kar kaarada ka Jabsaday Wabiga Shabeelle Waxaana Waxgaradka Tuuladaasi ay Maamulka Hirshabeelle ka Dalbadeen laga Taageero Sidii loo Caratuuri lahaa Meelaha uu ka Jilicsanyahay Wabiga.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa : – Xaliima Cali Ibraahim.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here