Taliska Booliska Magaalada Jowhar oo Mamnuucay Isu Imaatinka Dadweynaha.

0
170

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Taliyaha Saldhiga Boliiska Degmada Jowhar Dhame Maxamed Siyaad Cali Canjeex ayaa shir jaraa’id uu ku qabtay Caasimadda Hirshabeelle ee jowhar waxa uu kaga hadlay  halista uu leeyahay cudurka dillaaga ah ee covid-19 iyo sida lagama maarmaanka ay utahay in laga taxadaro isaga oo bulshada ugu baaqay in la joojiyo isku imaatinka sida goobaha lagu shaaxo, shiraarka iyo xafladaha Aroosyada.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdi casiis Xasan Cabdulle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here