Hey’adda Tubta Nabadda Soomaaliyeed oo Tababar u Furtay Dhalinyarada Magaalada Jowhar.

0
238

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Tababarkan oo u Jeedadiisu ahayd Sidii Dhalinyarada Magaalada Jowhar loo Bari lahaa Muhiimadda ay leedahay Maamul Wanaagga ayaa Waxaa Soo Qaban Qaabisay Hey’adda Tubta Nabadda Soomaaliyeed Waxaana ka Qeybgalay Masuuliyiin ka Socotay Wasaaradda Dhalinyarada iyo Ciyaaraha Hirshabeelle iyo Ururka Dhalinyarada Gobolka Shabeellaha Dhexe.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa : – Xaliima Cali Ibraahim.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here