Shacabka Magaalada Jowhar oo Soo Dhaweeyay Tallaalka Covid-19 ee Dalka la Keenayo.

0
208

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Dhawaan ayey ahayd markii Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ay shaacisay in Dalka la keenayo Tallaalka Covid -19  inkastoo ay Yartahay Kalsoonida waxtarka Tallaalkaasi ay ku Qabaan Quburada Caafimaadka ayaa Haddana  Waxaa Soo Arintaasi Si Weyn u Soo Dhaweeyay Bulshada Magaalada Jowhar.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa : – Maryama Shiikh Cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here