Wasaaradda Waxbarashada Hirshabeelle oo Tababar kafurtay Jowhar.

0
278

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Tababarkan  oo ujeedadiisu ahayd daadajinta iyo faafinta siyaasadda waxbarashada qaran  oo socon doono laba maalmood ayaa loo qabtay maamulayaasha macalimiinta iskuulada gaarka Gaarka loo leeyahay iyo kuwa machadyada iyada oo ay qeyb ka ahaayeen bulshada rayidka ayaa Lagu Qabtay Magaalada Jowhar.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa : – Maryama Shiikh Cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here