Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Wasaaradda Caafimaadka dowlada Soomaaliya ayaa faahfaahisay Wararkii ugu dambeeyay Cudurka COVID 19 ee Soomaaliya kiisaska dhimasho iyo kuwa la diiwaangeliyay 48-kii Saac ee la soo dhaafay.
Wasaaradda Caafimaadka ayaa sheegtay in maanta guud ahaan Cudurka laga helay 257 ruux oo ku , islamarkaana ay sare u sii kacayaan kiisaska cudurka Karoonaha ee laga helay Muqdisho.
Tirada 48 saac ee ugu dambaysay laga baaray COVID-19 guud ahaan wadanka: 1,338
Laga Helay: 257
Banadir: 255
Lab: 183
Dhedig: 49
Dhimasho: 15
Bogsashada: 0
Tirada Guud ee Laga Helay: 5,889
Bogsashada Guud: 3,757
Dhimashada Guud: 194