Cali Guudlaawe oo ka Hadlay Waxyaabahii u Qabsoomay 100 kii Maalmood ee ugu Horeeyay  Xilkiisa.  

0
181

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Cali Guudlaawe Xuseen Madaxweynaha Maamulka Hirshabeelle ayaa isaga oo ka Hadlaayay Waxqabadkiisa Boqolka Maalin ee ugu Horeysa Maamulkiisa Waxaa Uu Sheegay in Si Weyn uu isugu Howlay Dib u Heshiisiinta Beelaha Dega Deegaanada Maamulkani Hirshabeelle.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa : –  Xaliima Cali Ibraahim.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here