Garsoorka Shabeellaha Dhexe oo Dalbaday Agabka looga Hortago Fayriska Karoona.

0
175

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Xilli deegnaada Maamulka Hirshabeelle laga diiwaangiliyey kiisaas hor leh oo covid-19 ah islamarkana ay sii kordheyso Cabsida Xanuunkaasi laga muujinaayo ayaa waxaa jira dadaalo ay sameynayan hey’adaha dowlada gaar ahaan shaqaalaha Maxkamadda Racfaanka Gobolka Shabeelaha Dhexe iyaga oo Wasaaradda Caafimaadka Hirshabeelle ka Dalbaday in ay ka Taageerto Agabka looga Hortago Caabuqa.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdi casiis Xasan Cabdulle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here