Masuuliyiin ka Tirsan Hirshabeelle oo ku Baaqay in Gurmad lala Gaaro Dadka ku Nool Bulla Burde.

0
146

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Qaar katirsan Xildhibaanada Baarlamaanka Hirshabeelle iyo Masuulyiinta maamulka degmada bula burde ee gobolka hiraan ayaa sheegay in xalad bini’aadinimo oo isugu jiro caafimaad daro iyo cuno la’aan ay ka jirto degmadaasi waxa ayna sheegn in xiligan loo bahanyahay in gurmad loo sameeyo shacabka Degmadaasi.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdi casiis Xasan Cabdulle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here