Xaalad Nololeed oo la Soo Daristay Dadka ku Nool Tuulada Sabuun.

0
186

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Tuulada Sabuun waxa ay ka mid tahay tuulooyinka hoosyimaada Magaalada Jowhar ee Caasimadda Hirshabelle.
Waxaa Tuuladasi ka jira Xaalad Cuno yari ah iyada oo dadka tuuladaasi ay cuno ka heli jireen tacabka beeraha Balse ay Sanadkan ka Baabi’iyeen biyahay fatahaada wabiga shabeelle iyo Raxankii Ayaxa ahaa oo isbiirsaday sida uu Radio Isnaay u sheegay Gudoomiyaha Tuulada Sabuun Xasan Muuse Saa’id.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa : – Xaliima Cali Ibraahim.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here