Cali Guudlaawe oo Xarigga Ka Jaray Talefishinka Cusub ee Hirshabeelle.

0
155

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Munaasabadan ayaa ujeedadiisa waxa ay eheed mid xariga looga jaraayey tvga cusub ee uu yeelandoono maamulka hirshabeelle waxaana ka qeybgalay munaasabada madaxweynaha maamulkaasi mudane Cali Gudlaawe Xuseen oo ay wehlinayeen gudoonada barlamaanka hirshabeelle, wasiiro iyo xildhibaano.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa : – Xaliima Cali Ibraahim.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here