Maamulka Cisbitaalka Magaalada Jowhar oo Ka Digay Halista Cudurka Covid-19.

0
212

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Agaasimha isbitaalka Magaalda Jowhar Cabdiraxmaan Cali Cabdiraxmaan ayaa ka digay halista Cudurka Covid-19 oo dib ugu soo laabtay dalka isaga oo sheegay in uu cudurkani lee yahay ka hortag isla markaana bulshada looga Baahanyahay in ay qaataan Tallooyinka Caafimaad ee ay bixiyaan howlwadeenada Caafimaadka iyo WHO.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa : – Maryama Shiikh Cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here