Dowladda Soomaaliya oo Beenisay in 30 Qof ay Karoona ugu Geeriyootay Muqdisho.

0
195

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Saacadihii la soo dhaafay ayaa waxaa Baraha Bulshada lagu faafinayay in ay korortay tirade dadka ugu dhimanaya Magaalada Muqdisho cudurka Coronavirus, isla markaana Ibsitaalka Madiina ay ugu dhinteen 30 ruux, hayeeshee waxaa warkaasi ka hadashay  Dowladda Soomaaliya.

 

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cusmaan Cabdalle Cusmaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here