Bulshada Magaalada Jowhar oo Billaabay in ay Ka Gaashaantaan Daadadka Roobka.

0
219

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Si Looga Gaashaanto Saameynta Xoogan ee ay Daadadka Roobka u Geystaan Danyarta ayaa Waxaa ay Bulshada Xaafadda Hantiwadaag Gaar ahaan Laanta Bada Cas Billaabeen Dadaalo ay Uga Hortagayaan Saameynta Biyaha Roobka ka Dhasha Si Loo Badbaadiyo Nolosha Boqolaal Qoys oo ku Nool Xaafadaha Magaalada Jowhar Sida uu Radio Isnaay u Xaqiijiyay Shiikh Maxamed Cabdullaahi oo ah Horjoogaha Bulshadan Iskaashiga Sameynaya.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdiwali Axmed Hilowle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here