Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Wasaaradda Waxbarashada hirshabeelle iyo qaar ka mid ah bulshada Magaalada Jowhar ayaa soo jeediyay ina Dadka Baahiyaha Gaarka ah Qaba ay Helaan Xuquuq lamid ah Mida ay Helaan Dadka Lixaadkooda u Dhameystiran yahay Sida Waxbarashada Caafimaadka iyo Shaqooyinka.
Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa : – Maryama Shiikh Cabdi.