Dhalinyarada ku Shaqeysta  Dawaarka oo Xilliyada Habeenkii ku Soo Badanaya Magaalada Jowhar.

0
243

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Dhalinyaro Badan ayaa Xilliyada Habeenkii ah ku Shaqeysta Goobaha Faras Mgaalka ah ee Gudaha Magaalada Jowhar kuwaas oo Qaarkood ay ku Shaqeystaan Xirfadda Dawaarka iyaga oo Tola Dharka Ragga Sida uu Radio Isnaay u Sheegay Axmed Maxamed Ibraahim oo Dawaarle ah.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdi wali Axmed Hilowle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here