Wasaaradda Waxbarashada Hirshabeelle oo Mashruuc Muhiim ah Daahfurtay.

0
193

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Kulankan ayaa ahaa Mid lagu Shaacinaayay Siyaasadda Waxbarashada gaarka ah ee Deegaanada Maamulka Hirshabeelle Kaas oo ay Si Wadajir ah u Soo Qaban Qaabiyeen Wasaaraddaha Waxbarashada Federaalka iyo Mida Maamulka Hirshabeelle Kaas oo ka Dhacay Maanta Magaalada Jowhar.

Warbixintan Waxaa inoo Soo Jeedinaya : – Cabdi wali Axmed Hilowle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here