Warbixin gaar ah Oo Ku Saabsan Muhiimadda Dastuurka u Leeyahay Shacabka Soomaaliyeed.

0
219

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Dastuurka Soomaaliya wuxuu dhiirrigelinayaa Xuquuqda aadanaha, Talinta Sharciga, Shuruudaha guud ee Xeerarka Caalamiga ah, Caddaaladda, Xukuumad loo dhan yahay oo ku dhisan wadatashi, kala-soocidda awoodaha sharcidejinta, fulinta iyo garsoor madaxbanaan, iyago leh hannaan ku dhisan isla-xisaabtan iyo hufnaan ka jawaabaya danaha Dadweynaha.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan Cabdulle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here