Aqoonyahan ka Hadlay Saameynta uu Covid-19 ku Yeeshay Ganacsiga Magaalada Jowhar

0
234

. Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Iyada oo gudaha Magaalada Jowhar dhawaan laga helay kiisas cusub oo Covid-19 ah aya waxa ay bulshada ku dhaqan Magaalada ay Walaac ka Muujiyeen Saameynta dhaqaale ee uu Covid-19 u Geystay Ganacsatada ku dhaqan Deegaanada Hirshabeelle Sida uu Radio Isnaay u Sheegay Maxameed Cusmaan Cali oo Kuliyadda Dhaqaalaha ka Dhiga Jaamacadaha Magaalada Jowhar.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa : – Xaliima Cali Ibraahim.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here