Warbixin gaar ah oo Ku Saabsan Xuska Maalinta Raadiyaha Adduunka.

0
232

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Maalinta Raadiyaha Adduunka ayaa maanta oo kale loo dabaaldegaa sanad kasta.sandkaan 2021 waxaa uu kusoo beegmay sanad uu shaqo badan qabtay raadiyuhu maadaama uu dinida uu ka dilaacay cudurka ‘Covid-19’, Raadiyahuna waxaa  uu kaalin muuqata kaqaatay sidii  dadku loo wacyi galin lahaa.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdi casiis Xasan Cabdulle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here