Xaalado Caafimaad Daro ah oo Soo Wajahay Dadka ku Nool Tuulada Nuukaay.

0
179

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Dadka ku Nool Tuulada Nuukaay ee Duleedka Magaalada Jowhar ayaa Waxaa La Soo Darsay Xaalado Caafimaad Daro ah Waxaana Dadka Tuuladaasi ku Nool ay ka Cabanayaan Cuduro uu kamid yahay Tiifowga Sida uu Radio Isnaay u Xaqiijiyay Gudoomiyaha Tuulada Nuukaay Axmed Cabdiraxmaan Cabdi.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdi wali Axmed Hilowle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here