Xaalad Dhinaca Nolosha ah oo la soo Daristay Barakacayaasha Magaalada Baladweyne.

0
241

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Qoysaska barakacyaasha ah ee ku nool kamka Ceel Cali ee Duleedka Magaalada Baledweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan aya waxaa soo food saartay xaalad adag oo dhinaca nolosha ah Qaar kamid ah qoysaska ku nool kaamka Ceel Cali oo warbaahinta la hadalay ayaa sheegay in ay jirto cuno yari iyo biyo la’aan Saameysay Nolosha Dadka Halkaasi ku Dhaqan.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa : – Xaliima Cali Ibraahim.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here