Wasaaradda Dhalinyarada Hirshabeelle oo Mashruuc Muhiim ah ka Daah furtay Magaalada Jowhar.

0
182

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Mashruucaan  ayaa  looga gol leeyahay sidii Dhalinyarada ku Nool Deegaanada Maamulka Hirshabeelle ay kaga faa ideysan lahaayeen Taageerada Hey’adaha ee ku Aadan shaqo la’aanta ka jirta Hirshabeelle Sida uu Sharaxay Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Dhalinyarada Mudane Saciid Saalax Cabdiraxmaan.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdiwali Axmed Hilowle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here