Warbixin Gaar ah oo Ku Saabsan Maalinta Caalamiga ee Haweenka iyo Gabdhaha ee Golaha Seyniska.

0
298

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – 15-kii sano ee la soo dhaafay, bulshada caalamku waxay sameysay dadaal badan oo ku saabsan dhiirigelinta iyo ka-qeybgalka haweenka iyo gabdhaha sayniska. Hase yeeshe haweenka iyo gabdhaha ayaan wali si buuxda uga qayb galin sayniska.

Waqti xaadirkaan in ka yar 30 boqolkiiba cilmi-baarayaasha adduunka oo dhan waa haween. Sida laga soo xigtay xogta UNESCO (2014 – 2016),dhammaan gabdhaha ardayda ah waxay doortaan qaybaha la xiriira STEM ee tacliinta sare.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa : –  Maryama Shiikh Cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here