Baarlamaanka Hirshabeelle oo Ansaxiyay Guddiyo Cusub.

0
189

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Kalfadhiga 1aad Fadhigiisa 17aad ee Baarlamanka Dowlad Goboleedka oo uu shir Gudoominayey Gudoomiyaha Baarlamanka Hirshabelle Dr. Cabdi xakim Luqmaan xaaji Muxumed oo uu wehlinaayo Gudoomiye kuxigenka 2aad Mahad Hassan Osman ayaa kaqabsoomay Caasimada Hirshabelle ee jowhar

Ajendaha Kulankaan ayaa ahaa Ansixinta Guddiyada Dastuurka iyo Xeer Hoosadka Baarlamanka Hirshabelle kaasoo taarikhdu markii ay aheyd 09 February 2021 xubnaha Guddiyada uu soo Magacaabay Gudoomiyaha  Baarlamanka iyagoona iska dhex doortay Gudoonka Guddiga.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa : – Xaliima Cali Ibraahim.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here