Dhalinyarada Magaalada Jowhar oo Ka Hadlay Dhibaatada Qurbaha iyo Safarka Tahriibka.

0
346

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Inta Badan Dhalinyarada ay Soo Wajahdo Shaqo la’aanta ee Ku Sugan Dalka ayaa ku Taama in ay Galaan Safarka Halista Badan ee Tahriibka Balse Markii ay Dalka Dib ugu Soo Laabtaan oo ay Soo Arkaan Nolosha Xaqiiqda ah ee ka Jirta Qurbaha Waxa ay Bilaabaan in Dhalinta inteeda kale ay kaga Digaan Halista Tahriibka.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa : – Maryama Shiikh Cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here